Kismaayo
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Walwal ka dhashay xadaynta badda Soomaaliya

Kaddib markii ay soo baxday warqad uu madaxweynaha qoray oo uu ku codsanayaa in la ixtiraama madaxbanaanid Soomaaliya, oo uu ku sheegayo inuu diyaar u yahay wadahadal la xiriira xadaynta badda Soomaaliya, ayaa waxaa soo baxayo codad ka walwalsan arrintaas.

Haddaba weriyaha BBC-da ee Muqdisho Maxamad Ibraahim Mucalimmu ayaa waxa uu arrintaas waraystay Admiral Faarax Cumar ( Faarax Qare) oo ah madaxa hay'adda cilmi baarista baddaha Soomaliyeed.