Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Beeralayda Gaarisa iyo waraabinta

Beelaayda magaalada Gaarisa, ayaa waxay ka sheeganayaan biyo la’aan beerahooda soo foodsaartay kaddib markii wabiga Tana uu ka fogaadey marinkiisii hore oo u dhawaa beeraha. Bashas Jug soo dhacay ayaa booqday beerahaasi kaddibna warbixintaan nooga soo diray.