Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Sanad kaddib maxaa u qabsoomay?

Muddo hadda laga joogo sanad bishan July oo kale ayaa xubnaha ka socday Somaliland iyo Soomaaliya oo wada hadaladu u socdeen waxay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kaga heshiiyeen arrimo dhawr oo ay ugu muhiimsaneyd in la abuuro guddi wada jir ah oo maamula hawada Soomaaliya, kaasi oo ilaa hadda ay magaalada Nairobi ka maamusho Qaramada Midoobay

Haddaba maxaa u qabsoomay ama aan u qabsoomin mudadaasi sanadka ah, weriyaha BBC Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa warbixintan ka diyaariyay.