Saado Cali
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waxyaabaha lagu xasuusan doono Saado Cali

Magaalada Muqdisho waxaa lagu dilay fanaanadda caanka ah ee Soomaaliyeed, Saado Cali Warsame, oo sidoo kale xildhibaan ka ahayd baarlamaanka Soomaaliya. Haddaba maxay yihiin waxyaabaha lagu xasuusan doono Saado?