Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Bil kaddib mamnuucista Qaadka ee UK

Maanta waxaa muddo bil ah laga joogaa markii Qaadka laga mamnuucay Britain. Haddaba waa sidee xaalka dadkii cuni jiray? Maxaa isbeddel ah oo ku yimid? Dood arrintaasi ku saabsan ayaa Farhan Jimale uu ugu qabtay London qaar ka mid ah raggii cuni jiray.