Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Sida loo bixiyo sakaatul fitriga

Waxaa lagu jiraa maalmihii u dambeeyay ee bisha barakaysan ee Ramadaanka, inta aan salaada ciida la tukanin, waxaa dadka muslimiinta ah laga rabaa in dadka danyarta ah ay siiyaan Sakaatul Fitriga.

Hadaba sidee loo bixiyaa, yaase laga doonayaa ama ku waajibtaa bixinta Zakaatul Fitriga. Sheekh Cali Guure oo ka mid ah Culimada magaalada Garissa ayaa arrintaasi uga warramay weriyaha BBC ee Bashkas Jugsoodhacay.