Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Taariikhda Saado Cali Warsame

Waa barnaamij gaar ah oo aan ku beddelnay Muusigga iyo Salaamaha. Waxaan ku eegi doonaa taariikhda fanka ee Saado Cali Warsame. Waxaa ka hadlaya Abwaan Saciid Saalax, Abwaan Sangub, Cabdi Xaashi, Sahro Dawo iyo Cabdinuur Aadan Daljir iyo dhageystayaasha.