Soo dejiso qalabka wax-ku-dhageysiga ee hoose

Muuqaal tayo sare leh mp3 (3.4 Mb)

Barlamaanka oo ka walaacsan amni xumada

25 Luulyo 2014 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 02:06 SGA 23:06 GMT

Xarakada Al-shabab ee ka dagaalanta Soomaaliya ayaa dil iyo weerarro joogta ah la beegsata xubnaha baarlamaanka Soomaaliya, waxaana dilalka qorsheysan ee ka dhankaha ah xildhibaannada ugu dambeeyay kii loo geystay Saado Cali Warsame.

Xubno ka mid ah Barlamaanka ayaa sheegaya in xukuumadda ay ka gaabisay sugida ammaanka xildhibaannada.

Haddaba xildhibaannadu maxay dareemayaan ama ay qorsheynayaan haddii xaaladda ay sidaan ku sii socoto?

Waxaan su'aalahaasi iyo kuwo kalaba aan waydiinay xildhibaan Muse Sheekh Cumar, oo u warramay Axmed Xaji Xasan.