Saado
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Soomaalida Maraykanka oo tacsi u dhigay Saado Cali

Fanaaniinta iyo dadweynaha Soomaalida ee ku nool Maraykanka ayaa qabtay shir looga tacsiyaynayo geeridii ku timid Saado Cali Warsame oo labo maalmood ka hor lagu toogtay magaalada Muqdisho.