Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Macalin Saciid Saalax oo ka hadlaya taariikhda Saado Cali

Image copyright BBC World Service
Image caption Macalin Saciid Saalax Axmed

Macalin Saciid Saalax Axmed waxa uu ahaa qofkii ugu horreeyay ee riwaayad kusoo dara ee soo gacan qabta Saado CalI Warsame horraantii toddobaatameeyadii markii ay fanka ku soo biirtay.

Xilligaasi oo ay ka wada shaqeeyeen Riwaayadii Tusmo iyo Tawaawac oo uu Abwaan Saciid Salax wax ka waday riwaayaddaasi oo fikirkeeda koowaad uu lahaa Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadrwaadi.

Haddaba Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa Saciid Saalax Axmed, telefonka ku warreystay isaga oo jooga magaalada Hargeysa, waxaana uu uga warramay sidii uu ku helay Saado Cali.