Saabuunta bikranimada
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Saabuunta "bikranimada" oo laga dayriyay

Qaar ka mid ah dumarka dalka Kenya ayaa waayahan waxay billaabeen inay si weyn u iibsadaan saabuunta bikranimada amaba Virginity Soap, oo laga hela dukaamada qaarkood.

Gabdhaha adeegsada ayaa sheegay inay isbaddel weyn ka dareemeen, balse siday ku warramayso Xafso Maxamuud, takhaatiirta ayaa ka digayo in adeegisga saabuntaasi ay keeni karto dhibaato dhanka caafimaadka ah.