Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ahlu Sunna oo diiday heshiiska Muqdisho

Kooxda Ahlu Sunna wal Jameeca ayaa diidday heshiiskii dhawaan la sheegay in maamul loogu sameynayo gobolada Mudug iyo Galgaduud.

Shiikh Cabdirisaaq Maxamed Cali (Ashcari) ayaa sheegay in aanay qayb ka ahayn.