Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Amnesty oo eedaysay Military-ga Nigeria

Ciidamada Nigeria ayaa lagu eedeeyay in ay gaboodfallo ka gaysteen waqooyiga bari ee dalka.

Amnesty International ayaa sheegtay in ay aragtay muuqaalo laga naxo oo ay ku jiraan xubno military-ga ka tirsan oo gowracaya dad ay qabteen.

Xukuumadda Nigeria ayaa sheegtay in cadowtinimadu jahliga ah aysan meel ku lahayn military-ga waxayna ballanqaaday in la baarayo.