Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Bandhiga Buugaagta ee Hargeysa

Maalintii labaad waxaa ka socda magaalada Hargeysa bandhiga caalamiga ee buugaagta.

weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed saciid Cige ayaa wuxuu kula kulmay goobta bandhigaasi, laba hablood oo dhallinyaro ah oo qoray laba buug markoodii ugu horeysay oo ay ku soo bandhigeen halkaasi.

Muna Axmed cumar waxay qortay buugeeda BAADIDOON , Nada yuusuf Cumar na waxay qortay buugeeda BEERTA QOYSKA.