Soo dejiso qalabka wax-ku-dhageysiga ee hoose

Muuqaal tayo sare leh mp3 (5.2 Mb)

Cali Khalif Galayr: Waan u dhimanaynaa midnimada Soomaaliya

14 Agoosto 2014 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 18:13 SGA 15:13 GMT

Saacado kaddib markii loo doortay madaxweynaha Khaatumo, ayaa Cali Khalif Galayr, waxaa uu Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqey in la aqoonsado maammulkiisa. Waxaa uuna sheegay inay "u dhimanayaan" midnimada Soomaaliya.Cali Khalif Galayr waxaa uu u warramay weriyaheenna Yusuf Xasan.