Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Sharaxaad qatarka cudurka Ebola

Cudurka Ebola ee ka curtay Galbeedka Africa, ee dilay in ka badan kun qof, waxaa lagu tilmaamay in uu yahay cudurka adduunka ugu darnaa ee dad ku laaya dhul kala fog. BBC ayaa sharaxaad ka bixinaysa sababta cudurku uu aadka qatarta ugu yahay.