Xaabsade
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Somaliland: Gosashada Xaabsade saamayn ma leh

Somaliland ayaa sheegtay in goosashada Axmed Cabdi Xaabsade aanay wax dhibaato ah ku keeni doonin. Waxaa arrintaas ka warramay xildhibaan Baashe Maxamuud oo ah guddoomiye kuxigeenka golaha guurtida Somaliland. Waxaa uu u waramay Cabdiraxmaan Koronto.