Axmed Cabdi Xaabsade
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Sababta uu Xaabsade mar kale ugu tallaabay Puntland

Siyaasiga Axmed Cabdi Xaabsade ayaa mar kale u tallaabay Puntland oo ka soo goostay Somaliland. Haddaba sababtu maxay tahay? Xaabsade ayaa faafaahin ka bixinayo. Waxaa uu u warramay weriyaha BBC-da ee Yusuf Xaxan.