Kooxda ciyaaraha kolayga ee Soomaliya
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhibaatada dhalinyarada Soomaliya

12-ka Agosto waxa dunida laga xusaa maalinta dhalinyarada adduunka iyadoo halku dhagga sanadkan uu yahay dhalinyarada iyo dhibaatooyinka maskaxeed ee ay la kulmaan.

Soomaaliya oo rubuc qarni in ka badan ay ka socdeen dagaalo ayaa dhalintu waxa ay dhibanayaal u noqdeen raadadka ay ka tageen dagaaladaasi, sida waxbarasho la'aan, shaqo la'aan, iyo iyagoo noqday kuwa ugu badan ee loo adeegsado colaadda.

Halkan ka dhagayso dood kooban oo uu weriyaha BBC-da ee Muqdisho uu la yeeshay qaar ka mid ah dhalinyarada ka tirsan ururada u dooda dhalinyarada.