Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Hanti Dhawraha Soomaliya: Dabagal ayaan samenaynaa

Xafiiska Hanti dhawrka guud ee Soomaliya ayaa sheegay in uu wada baaritaan ku saabsan musumaasuqa. Dr Nuur Faarah, ah hanti dhawraha guud ee Dowladda Federaalka ee Soomaliya, ayaa sheegay in baaritaanada ay xitaa saameynayaan xafiisyada madaxweynaha iyo kan Ra'iisal wasaaraha.

Dr Nuur, waxa uu ka mid ahaa wafdigii madaxweynaha ku weheliyey shirkii madaxda Afrika iyo Maraykanka.

Halkan ka dhagayso waraysi uu Weriyaha BBC-da Mohamed Haji Hussein Shiine la yeeshay Dr Nuur Faarax.