Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Jawaabta maamulka Shabeelooyinka

Waxaanu la xiriirnay mid ka mid ah dhinacyada isku haya maamulka Shabeelooyinka ee uu eedeeyay guddoomiyaha degmada Marka.

Abuukar Cabdi Cismaan 'Mardaadi' waa madaxwaynaha maamulka Shabeelooyinka ee hadda ciidamadoodu joogaan degmada Marka, iyadoo uu jiro maamul kale oo dowladda iyo bulshada caalamku aqoonsatay oo ka kooban sadexda gobolka Bay,Bakool iyo Shabeelaha Hoose.

Cabdiraxmaan Koronto, ayaa waydiiyay waxa ay kaga jawaabayaan eedaha maamulkan loo soo jeediyay: