Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ciidamada Amniga degmada Marka oo laga cabanayo

Magaalada Marka ee gobalka shabeelaha Hoose ayaa lagu soo waramayaa in dadkii degnaa ay ka qaxayaan, xaalad ammaan daro awaadeed.

Dhowaan ayaa ciidamada AMISON ee ku sugan magaalada waxa lagu eedeeyey in ay rasaas ku fureen dad rayid ah kaddib markii lala beegtay qarax.

Haddaba wariyaha BBC-da ee Nairobi Yusuf Hassan ayaa khatka telefoonka ee magaalada Marka waxa uu ku waraystay Gudddoomiyaha degmada Maxamed Cismaan Xasan ( Maxamed Yariisow), oo marka hore ka waramay waxa sababay qaxa.