Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Nuuradiin Faarax oo ka qeyb galay Bandhiga Buugaagta Hargeysa

Qoraaga Soomaaliyeed ee caanka ah Nuuradiin Faarax, ayaa markii ugu horreysay ka qeyb galay carwadii caalamiga ahayd ee buugaagta ee magaalada Hargeysa dhawaan lagu soo gebagabeeyay.

Nuuradiin ayaa casharro ka bixiyay bandhigaasi, haddaba weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayuu uga warramay faa'iidada ku jirta buugaag qoridda, sida uu u arkay bandhiga iyo waxyaabaha soo jiitayba.