Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Shirkadaha Maraykanka iyo Afrika

Shirkadaha adduunka ayaa doonaya inay ka faa'idaystaan suuqa wayn ee Afrika, iyagoo warshadahooda iyo xafiisyadooda saldhig ka dhiganaya Afrika. Kenya ayaa waxay saldhig u tahay shirkada GM ee soo saarta baabuurta, si ay ugu dhoofiso gobolka oo dhan.