Jigjiga Visit
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xildhibaano Kenyan ah oo Jigjiga booqday

Xilibaano ka tirsan baarlamaanka Kenya ayaa booqday magaalada Jigjiga ee dalka Itoobiya, xilibaanada oo ka tagay magaalada Nairobi ayaa ka warramaya wixii ay ku arkeen Jigjiga iyo iyagoo waliba is barbar dhigaya nolosha Soomalida Kenya iyo tan Soomaalida Itoobiya iyaga oo sidoo kalena sheegay inay Dowladda Deegaanka Soomalida Itoobiya laga baran karo nidaamka ismaamul hoosaadka oo Kenya hadda ku cusub.

Xilibaan Cabdilaahi Sheekh Maxamed Diiriye Dhakaloow ayaa ka mid ahaa xilibaanada Jigjiga tagay Cabdirisaaq Xaaji Catoosh ayuuna uga waramay marka hore ujeedada socdaalkooda.