Abdi Nuure
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Cabdi Nuure Siyaad oo Muqdisho ka baxsaday

Hoggaamiye kooxeedkii hore Cabdi Nuure Siyaad ayaa ka baxsaday Muqdisho, iyadoo dowladdu ay hub ka dhigis ka waddo magaalada. Balse siduu ku baxsaday, mu xuuna damacsan yahay?Cabdirisaaq Xaaji catoosh ayuu u warramay.