Islii
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ganacsatada Islii ee kolba mid la waynayo

Tan iyo markii uu howlgalka dhanka ammaanka ah ka billawday xaafadda islii ee Nairobi, waxaa ama la la'yahay ama maydkooda la helay dhowr ganacsato ah oo la sheegay inay kaxaysteen rag isku sheegay boliis. Axmed Xaaji Xasan ayaa warbixintan ka diyaariyay.