Fallaartuurka
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Tartanka fallaartuurka ee Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa ka jiro noocyo kala duwan oo ciyaaro ah.

Mid ka mid ah tartamada isboorti ee ugu xiisaha badan xilligan waa ciyaarta Kabdhoodka ama fallaartuurka.

Caadiyan dadka ciyaartan ku baratama waxa ay u badan yihiin odoyaal da'doodu weyn tahay, taasina waxay ka mid tahay sababaha keenay xiisaha gaarka ah.

Weriyaheenna Maxamad Ibraahim Mucalimuu ayaa tagay goob tartanka fallaartuurka uu ka socday.

Warbxintan ayuuna inooga diyaariyay