Mandera
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Madaxda Mandera oo ku kala aragti duwan dagaal beeleedka

Madaxda siyaasadeed ee Mandera, ee woqooyi-bari Kenya, ayaa ku kala aragti duwan waxa uu salka ku hayo dagaal beeleedka Mandera. Waxaan la hadalnay Bilow Kerow oo ah Senator-ka laga soo doorta Mandera, iyo Dr Cali Maxamuud oo ah siyaasi u dhashay deegaankaas. Bilow iyo Dr Cali waxay ka soo jeedaan labada dhinac ee dagaallamaya.