Mandera
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wadahadal dhexmaray labo hooyo oo ku barakacay dagaal beedeedka Mandera

Degaanka Mandera waxaa ka socda dagaal beeleed ay ku dhinteen dad badan oo ay ku barakaceen boqolaal ruux. Haddaba waxaan isla hadashiinay labo hooyo oo labada dhinac ah oo labaduba ku barakacay colaadda.

Waxay kala yihiin Biasharo Xuseen Sheekh, oo ku sugan xarunta boliiska Ramo, iyo Xaliimo Axmed Daqane, oo ku sugan meel ku dhaw Asxaabo. Waxaa hadalka ku hormarayso Bishaaro Xuseen Sheekh.