Galayr
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wareysiga Khaatumo: Xildhibaan Ibraahim Guure

Khaatumo ayaa beenisay in Somaliland ay qabsatay magaalada Saax Dheer oo la filayay in lagu qabto caleemo saarka Cali Khaliif Galayr oo loo doortay madaxweynaha Khaatumo.

Haddaba waxaan wareysanay xildhibaan Ibraahim Guure oo sheegay inuu ku sugan yahay Saax Dheer.