Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Abaar ka jirta qaybo ka mid ah Gedo

Deegaanada gobolka Gedo ayay ku dhufteen abaaro Cabdi Cali Cabdi (Qoorleex) waa guddoomiyaha degmada Ceel-Cadde, Xasan Cali Geelle ayuu uga waramay xaaladda abaarta ee degmadaasi.