Boorame_waddooyinka
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Horumarka ka socda Boorame

Magaalada Boorama waxaa dawladda hoose ay ka waddaa waddooyin cusub oo dhexmara magaalada dhexdeeda.

Weriyaha BBC Axmed Saciid Cige, ayaa wuxuu ka wareystay guud ahaan mashaariicda ay dawladda hoose ee Boorama waddo Duqa Magaalada Boorama, Saleemaan Xasan Xaddi, oo shaqo u tagay magaalada Hargeysa.