Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Bandhig qalabka casriga ah ee Yurub

Image caption Qalabka casriga ah ee sharikadaha Yurub

Sharikadaha waaweyn ee ka shaqeeya horumarinta teknoolojiyada casriga ah ee qaaradda Yurub waxay soo saareen qalab cusub oo uu ku jiro mid wax ka daabacaya hawada sare.