Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Muxuu noqon karaa mustaqbalka Shabab Godane kaddib

Ururka Alshabab ayaa waxa uu weeraro ka fuliyay dalalka deriska la ah Soomaaliya, waxaana taasi ay keentay in cabsi badan ay ka dhalato jiritaanka ururka.

Haddaba dhimashada hoggaamiyaha Alshabab maxay ka bedeli kartaa ammaanka gobolka?

Prof. Cabdi Ismacil Samatar waxa uu bare ka yahay jaamacada Minnesota ee dalka Mareykanka, waxa uu u warramay Suheyba Maxamed Badqas.