Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dowrka uu Islaamka ku leeyahay siyaasada

Dowr intee la eg ayay ku leeyihiin culimada Soomaaliyeed siyaasada wadanka Soomaaliya? Ama ma ka soo baxeen kaalintoodii?

Su'aalahasii iyo kuwo kale ayaan waxaan hor dhignay Imaam Xasan Cali Maxamuud oo ku magac dheer Xasan Jaamici oo imaam ka ah masaajidka Al-dacwa ee ku yaala magaalada St. Paul ee wadanka Maraykanka ahna qareen.

Imaamka ayaa u warramay weriyaha BBC-da Maxamed Xaaji Xuseen.