Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Amisom oo ka jawaabtay kufsi lagu eedeeyay

Hay'adda Xaquuqul insaanka ee Human Rights Watch ayaa shaacisay warbixin ku saabsan tacadiyo dhanka galmada ah oo ciidamada Midowga Afrika ay u geysteen haween Soomaali ah oo ku nool magaalada Muqdisho.

Ciidamadani lagu eedeeyay in ay getseen tacaddiyada ayaa Soomaaliya u jooga in ay la dagaalamaan kooxda islaamiga ah ee Al-Shabaab.

Afhayeenka howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM Colonel Cali Aadan Xumad, ayaa beeniyay warbixinta Human Right Watch.

Xasan Cali Geele oo khadka taleefoonka ee Muqdisho ugu warramay.