Safiirka Soomaliya u fadhiya Kenya, Maxamed Cali Nuur, ( Cali Amerika)
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Cali Ameerika:''Cafis ayuu iga yahay''

Safiirka Soomaliya u fadhiya Kenya, Maxamed Cali Nuur,(Cali Amerika) ayaa la kulmay nin qeyb ka ahaa koox weerar ku soo qaaday qoyskiisa oo dhishay gabar uu dhalay, 22 sano ka hor.

Sida uu sheegay safiirka, ninka ayaa ka codsaday cafis, kaddib markii uu dhowaan kula kumay Magaalada Muqdisho.

Halkan ka dhagayso waraysi uu weriyaha BBC-da Xassan Cali Gelle uu la yeeshay Danjiraha.