Ra'iisul Wasaare Cabdiweli oo u waramaya Cabdiraxmaan Koronto
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi Ra'iisul wasaare Cabdiweli

Image caption Ra'iisul Wasaare Cabdiweli oo u waramaya Cabdiraxmaan Koronto

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed, ayaa xarunta BBC ee NBH maanta uga waramay BBC, iyadoo uu hogaaminayay wafdi ka socda dowladda federaalka Soomaaliya.

Waraysi ay la yeelatay BBC ayaa taabanaya dhinacyada amniga,dhaqaalaha,waxbarashada,caafimadka iyo saxaafadda oo aan iyada si gaar ah uga waranesay wasiirka warfaafinta ee somalia Mustaf dhuxulkow oo aad mar dhow maqli doontaan.

Waxaa kaloo ra'iisul wasaaruhu waraysi siiyay qaybaha BBC ee FoA TV oo Sophie Ikenye, Focus on Africa Radio iyo Newshour