Ciidamada Nabad ilaalnta ee Midowga Afrika
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xuska Maalinta Nabada ee Dunida

Maanta waxa dunida laga xusayaa maalinta nabada. Soomaaliya waxay soo martay ku dhowaad dhowr iyo labaatan sanno oo dagaalo iyo xasiloonidaro ah.

Haddaba dhaqan-ka soomalida waxa kamid ah siyaabo lagu xaliyo khilaafaadka, waxaana jira qodobo udhub-dhaxaad u ahaa xalinta khilafaadka iyo marka laga wada hadlayo nabada iyo dib u heshisiinta

Halkan ka dhagayso waraysi uu BBC-da siiyey Cabdiqaadir Nuur Xuseen (maax) oo ah qoraa Soomaliyeed oo sharaxaya qodobdaasi.