Geela Jigjiga
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Nin geel ku dhaqda magaalada Jigjiga

Magaalada Jigjiga, ee magaalo madaxda gobolka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya, waxaa ku nool nin booskiisa u kala qeybiyay qoyskiisa iyo 40 neef oo geel ah. Weriyaha BBC Cabdullahi Sheekh Cabdirisaq ayaa dhawaan safar shaqo ku tegay halkaasi, waxaana uu ka diyaariyay warbixintan.