Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhaqaalaha Kenya oo sidii hore ka wanagsan

Kenya waxay iminka noqotay wadanka 4aad ee ugu dhaqaalaha fiican dalalka africa ee saxaraha ka hooseeya, waxay ka dambeysay qiyaaso cusub oo waxaa sanadkan qiimeynta lagu daray qaybaha is-gaarsiinta iyo hantida maguurtada ah oo aan hore loo xisaabi jirin marka laga qiimeynayo dhanka koboca.

Arrimahaas marka laga qiyaas qaato, hadda wixii ka dambeeya bangiga adduunku wuxuu u qiimeynayaa Kenya dal dakhligiisu dhexdhexaad yahay.