Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Gabar u dhooftay 'Jihaadka Siiriya'

Aabaha gabar la la'yahay oo 17 sano jir ah ah loo maleynayo in ay u safartay si ay ugu biirto mintidiinta islaamiga ah ee Siiriya ayaa wuxuu gabadhiisa ka codsaday in ay London dib ugu soo noqoto.

Cabdirashiid Saciid Diiriye OO wareysi siiyey BBC-da ayaa sheegay in ay gabadhiisu waxbarashada ku fiicneyd oo ay mustaqbal fiican lahayd

Waxaa la sheegay in ay raacday gabar kale oo Soomaali ah oo ka tagtay magaalada Bristol ee galbeedka England.

Cabdirashiid Saciid Diiriye waxa uu walwalka uu ka qabo gabadhiisa maqan uga waramay Maxammed Cadde