Tana River Drought
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Abaaro ku dhuftay Tana River

Biyaha ayaa gabaabsi ka ah degaanka Tana River, oo u dhexeeya Nairobi iyo Garissa, iyadoo dadka degaanka ay biyaha ka iibsadaan booyado.

Bashkas Jugsoodhacay ayaa booqdey oo warbixintan ka diyaariyay.