Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maalinta cuntada aduunka

Maanta dunida waxaa laga xusayaa maalinta cuntada adduunka. Dadkii beeraleyda ahaa ee dalka Soomaliya ayaa badan kood ah kuwa ku barakacay dalka gudahiisa ama u qaxay dalka dibadiisa.

Sidoo kale dalka Soomaliya raashinka dibedda laga keeno ayaa ka badan kan dalka laga beero.

Haddaba si aan wax badan uga ogaano cunada dalka Soomaaliya ayaa waxaan ka warraysanay wasiirka beeraha Cabdi Axmed Maxamed Baafo, waxa uu u warramay weriyaha BBC-da Cabdirisaaq Xaaji Catoosh, marka hore wasiirka ayaa ka warramaya xuska cunada ee sanadkan.