Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

La dagaalanka saboolnimada caalamka

Maanta dunida waxaa laga xusayaa maalinta caalamiga ee ciribtirka faqriga ama saboolinimada.

Halku dhiga sanadkan ayaa ah in dadka oo dhan ay uwada istaagaan sidii looga hortagi lahaa saboolnimada xad dhaafka ah. Soomaliya waxa ay ka mid tahay wadamada dunida ugu saboolsan dhaqaale ahaan.

Dr Cabdi Daahir waa dhaqaalyahan, weriyaha BBC-da Xasan Cali Geele ayaa weydiiyey xaalada dhaqaale iyo tan saboolnimo ee manta dunida ka jirta.