Af-Soomaali
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Akademiya goboleedka af Soomaaliga

Dalka Djibouti, waxaa bartamihii sanadkii hore laga furay Akademiya goboleedka af Soomaaliga (AGA), oo loogu talogalay daryeelka luuqadda Soomaaliga.

Akadeemiyadda ayaa ku howlan sidii loo xaqiijin lahaa in af-Soomaaligu uusan lumin gaar ahaan dhulka af-Soomaaliga looga hadlo, iyadoo khubaradu tilmaamayaan in luuqado kale ay halis ku hayaan afka.

Guddoomiyaha Akadeemiyada Goboleedka Af-Soomaaliga (AGA), Maxamed Daahir Afrax ayaa Cabdiraxmaan Koronto uga waramay baahida keentay in la aasaaso akadeemiyadan