dugsiye
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dugsiiye oo weli fanka ku jira

Maxamed Aadan Dugsiiye, waa ruug cadaa jilaa, heesaa iyo abwaan reer Djibouti ah, wuxuu dib ugu laabtay Djibouti kaddib muddo sanado ah oo uu ku noolaa dibedda dalka.

Wali fanka kama fariisan, inkastoo dhinaca barbaarinta fanaaniinta soo baxaysa uu hadda u batay.

Cabdiraxmaan Koronto oo dhowaan booqday Djibouti ayaa la sheekaystay Maxamed Aadan Dugsiiye.