Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wacyigalin ku saabsan xanuunka Tiifowga

Xilliyada roobabka waxaa dhasho cudurro kala duwan oo uu ka mid yahay xanuunka Tiifowga.

Magaalada Hargeysa ayaa ka mid ah meelaha xanuunkaasi lagu arko. Waxaana la sheegayaa inuu ka dhasho nadaafad xumida, waxaana Hargeysa ka socda wacyigalin arrintaasi ku saabsan

Dr, Cabdirashiid Xaashi Cabdi, oo ah gudoomiyaha guddiga dhakhaatiirta Somaliland, ayaa wacyi gelintaasi uga warramay weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige.