Madaxwaynaha Maamul goboleedka Puntland, Cabdiwali Gaas
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Video: Q.1-aad Waraysi madaxwaynaha Puntland

Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Gaas ayaa London kaga qayb galay shirkii maalgashiga Africa.

Waxaa ka qayb galay dhowr madaxweyne oo African ah iyo aqoonyahanno iyo maal-qabeenada maalgashiga.

Dr Cabdiwali Maxaemd Gaas, oo nagu soo booqday xarunta BBC London, ayaan ka wareysanay arrimo uu shirkan maalgashiga Africa ka mid yahay.

Tifaftiraha BBC Somali, Abdirahman koronto oo qaybta wax ka waydiiyay shirka uu ka qaybgalay?